Uncategorized

DEG DEG Dagaal u dhexeeya Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo kuwa PSF

DEG DEG Dagaal u dhexeeya Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo kuwa PSF ayaa goordhaweyd ka qarxay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, halkaasi oo mudo saacado ah ay isku hor-fadhiyeen labadd Ciida.

wararka aya Sidoo kale waxay sheegayan in hakad ku yimid isku-socodka gaadiidka Boosaaso iyo gobollada kale ee dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *